Ayaan Gobdoon
Ayaan Gobdoon
  • 1 154
  • 31 562 165

Відео

SAFARKII RIYADAYDA AYAAN GALAY 9 SANO KADIB WIILASHAYDII AYAAN
Переглядів 49 тис.14 днів тому
#ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #
MINYARII JACAYLKA WAALIDAAH KU ABUURTAY NINKEEDA❤ EE MINWAYTII NACSIISAY BALSE
Переглядів 23 тис.21 день тому
#ayaangobdoon #qisooyinka #duet #maslaxmideeye #
MINYARII JACAYLKA WAALIDAAH KU ABUURTAY NINKEEDA❤ EE MINWAYTII NACSIISAY BALSE
Переглядів 21 тис.21 день тому
#qisooyinka #somaalida #ayaangobdoon #
MINYARII JACAYLKA WAALIDAAH KU ABUURTAY NINKEEDA❤ EE MINWAYTII NACSIISAY BALSE
Переглядів 22 тис.21 день тому
#qisooyinka #somaalida #ayaangobdoon #
MINYARII JACAYLKA WAALIDAAH KU ABUURTAY NINKEEDA❤ EE MINWAYTII NACSIISAY BALSE
Переглядів 21 тис.21 день тому
#ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #
MINYARII JACAYLKA WAALIDAAH KU ABUURTAY NINKEEDA❤ EE MINWAYTII NACSIISAY BALSE
Переглядів 24 тис.21 день тому
#ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #
DAG DAG MIYAA LOOGA SAFRAA QAXOOTIGA DALKA MASAR( UNHCR) SHAQO MALEEDAHAY MASAR?HADAA RABTO INAA
Переглядів 11 тис.28 днів тому
#ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #
WALAALKAY WAA WIILKAYGA SANADO KADIB SIRTII FASHILMATAY
Переглядів 16 тис.28 днів тому
#ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #
WALAALKAY WAA WIILKAYGA SANADO KADIB SIRTII FASHILMATAY
Переглядів 17 тис.Місяць тому
#ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #
WALAALKAY WAA WIILKAYGA SANADO KADIB SIRTII FASHILMATAY
Переглядів 19 тис.Місяць тому
#ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #
DIGNIIN KUSOCOTA SOOMALIDA KUNOOL DALKA MASAR🇪🇬QATARTA KABILAABATAY MASAR IYO IYO SU,AALIHII LA,ISO
Переглядів 82 тис.Місяць тому
#ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #
HOOYO WAY ISKA FASAQDAY AABE MARKI INUU DHINTAY LASHEGAY NINKALE EY GURSATAY LKN 15 SANO KADIB AABE
Переглядів 10 тис.Місяць тому
#ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #
GUURKII LAYAABKA LAHAA EE NASRIIN 4 SANO AYUU IQABAY WALINA GABAR AYAAN AHAY
Переглядів 22 тис.Місяць тому
#ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #caalamka #ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #
GUURKII LAYAABKA LAHAA EE NASRIIN 4 SANO AYUU IQABAY WALINA GABAR AYAAN AHAY
Переглядів 22 тис.Місяць тому
#ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #
GUURKII LAYAABKA LAHAA EE NASRIIN 4 SANO AYUU IQABAY WALINA GABAR AYAAN AHAY?
Переглядів 23 тис.Місяць тому
GUURKII LAYAABKA LAHAA EE NASRIIN 4 SANO AYUU IQABAY WALINA GABAR AYAAN AHAY?
GUURKII LAYAABKA LAHAA EE NASRIIN 4 SANO AYUU IQABAY WALINA GABAR AYAAN AHAY?
Переглядів 33 тис.Місяць тому
GUURKII LAYAABKA LAHAA EE NASRIIN 4 SANO AYUU IQABAY WALINA GABAR AYAAN AHAY?
GUURKII CIQAABTA AHAA KADIB ALLE AYAA II FURAY FARAJ AANAN FILAYNIN GO, AANKII ADKAA AAN QATAY KADIB
Переглядів 19 тис.Місяць тому
GUURKII CIQAABTA AHAA KADIB ALLE AYAA II FURAY FARAJ AANAN FILAYNIN GO, AANKII ADKAA AAN QATAY KADIB
HODAN ONLINE MA ISWAYDIISAY DADKU WAXAY KUU DABA DHIGTEEN EE LAGUUGU IMTIXAANAYO?
Переглядів 22 тис.Місяць тому
HODAN ONLINE MA ISWAYDIISAY DADKU WAXAY KUU DABA DHIGTEEN EE LAGUUGU IMTIXAANAYO?
WUXUU IGALA BAXAY XUBINTII JIRKAYGA UGU QAALISANEED NINKII AJNABIGA AHAA EE AAN GUURSADAY LAYAAB
Переглядів 22 тис.Місяць тому
WUXUU IGALA BAXAY XUBINTII JIRKAYGA UGU QAALISANEED NINKII AJNABIGA AHAA EE AAN GUURSADAY LAYAAB
WUXUU IGALA BAXAY XUBINTII JIRKAYGA UGU QAALISANEED NINKII AJNABIGA AHAA EE AAN GUURSADAY LAYAAB😭
Переглядів 49 тис.Місяць тому
WUXUU IGALA BAXAY XUBINTII JIRKAYGA UGU QAALISANEED NINKII AJNABIGA AHAA EE AAN GUURSADAY LAYAAB😭
WAXAN MEEL KUWADA BALAMIYAY XAASKEYGII IYO NAAGTII AAN KAREEBI WAAYAY EE IJECLEED ❣️RERKAYGANA INAY
Переглядів 17 тис.Місяць тому
WAXAN MEEL KUWADA BALAMIYAY XAASKEYGII IYO NAAGTII AAN KAREEBI WAAYAY EE IJECLEED ❣️RERKAYGANA INAY
WAXAN MEEL KUWADA BALAMIYAY XAASKEYGII IYO NAAGTII AAN KAREEBI WAAYAY EE IJECLEED ❣️RERKAYGANA INAY
Переглядів 18 тис.Місяць тому

FARXIYA HAAF TURKI RUNTA WAX USHEEGA MALA WAAYAY??FADUMA BURAANBUR WAXAY NAFTEEDA U QUURIN MAXAY
Переглядів 34 тис.Місяць тому
FARXIYA HAAF TURKI RUNTA WAX USHEEGA MALA WAAYAY??FADUMA BURAANBUR WAXAY NAFTEEDA U QUURIN MAXAY
WAXAY WEERAR KUQAADAY AROOSKA GABADHII USHAQAYNAYSAY EE NINKEEDU GUURSANAYAY
Переглядів 15 тис.Місяць тому
WAXAY WEERAR KUQAADAY AROOSKA GABADHII USHAQAYNAYSAY EE NINKEEDU GUURSANAYAY
WAXAY WEERAR KUQAADAY AROOSKA GABADHII USHAQAYNAYSAY EE NINKEEDU GUURSANAYAY
Переглядів 16 тис.Місяць тому

КОМЕНТАРІ

  • @saadadajiya9588
    @saadadajiya9588 52 секунди тому

    Ayaaneh inta noso noqotay aya farxad ah Allah ku rumeyo riyadada iyo rajada qabtid

  • @Najmo35
    @Najmo35 3 хвилини тому

    Aaaaaamiiin wlshey mcn😢😢

  • @fatuushppehgoldengirl7072
    @fatuushppehgoldengirl7072 6 хвилин тому

    Rabi haku fududeyo Abayoy inta kuu dhimana🤲🥰

  • @khadraapdirasaaq7896
    @khadraapdirasaaq7896 13 хвилин тому

    Aamin aamin yaa rabi

  • @SabariinCabdishakur
    @SabariinCabdishakur 18 хвилин тому

    Ilaahay waxaa rabto hakuu fududeeyo❤libaax baatahay😢

  • @MaxamuudCabdi-sd3uk
    @MaxamuudCabdi-sd3uk 19 хвилин тому

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @SabariinCabdishakur
    @SabariinCabdishakur 20 хвилин тому

    😢😢😢😢🎉hampalyo saaxiibey

  • @Najmo35
    @Najmo35 25 хвилин тому

    Masha Allah wlshey mcn alle amuura ha dhan haku sahlo ❤❤❤❤❤

  • @user-zv4cm2xc2y
    @user-zv4cm2xc2y 31 хвилина тому

    Yarabi hoyo cilan ba thy ye haqaga haku so dhiciyo si dag dag ah waliba sida qalid uheshy ibrahim na haku so dadajiyo helitan kisa yarabi 😭😭😭🤲🤲🤲🤲

  • @user-ul4fq8fy4x
    @user-ul4fq8fy4x 32 хвилини тому

    Abaayo aniga waa kuwareeray ee ilmaha ma kala tagteen

  • @SamiyaMohdi-tb2xo
    @SamiyaMohdi-tb2xo 34 хвилини тому

    😢

  • @SamiyaMohdi-tb2xo
    @SamiyaMohdi-tb2xo 35 хвилин тому

    wllhi waan ka murugooday ilahay haku sahlo ibrahim abaayo 😂😢

  • @ayuush2214
    @ayuush2214 35 хвилин тому

    Ilaahay hakuu sahlo abyo wiilkaaka ibrahiim ilmo nimo ayaa heyso caqligiisa markuu iskeeno wuu kuu soo laawanaa i.a waliba sida uku dhaqsiyaha badan wlhi qalbiga ayaa ixanuunay markaa dhageestay qisadaada inta aad naka qarisayna dhib malahan kuma qaldanid waad ku saxantahay wiilashaada sharaftooda ayaad ilaalisay mahad sanid mcn badn welcome back markale quruxey🥺💋❤

  • @HalumIbrahim
    @HalumIbrahim 35 хвилин тому

    Way ayaany waanu ku tabnay wllo waanu kuu soo ducaynay alxamdulillah mar walba

  • @najmaadam4365
    @najmaadam4365 35 хвилин тому

    Ilahay ha ididn kulmiyo adiga iyo wiilkaaga insha,alah

  • @user-ul4fq8fy4x
    @user-ul4fq8fy4x 38 хвилин тому

    Ani waaba yabanahay ninkaadii makala tagin see dad kale idinkugu diidi karaan abaayo

  • @user-yf4qb1dn5h
    @user-yf4qb1dn5h 39 хвилин тому

    Ayaaney sabar insha allah saa sheegtay talo ilaahey leh anigaba hoyadey wiil 9 sano korineysay aa laga waday codkiisa xitaa wala maqal kiisa 10 sano ka dib baa dib isku heleyn marka insha allh alle maku iloobin

  • @sahramaxamed5211
    @sahramaxamed5211 44 хвилини тому

    Illahay ha kuu fududeeyo in aad hesho waliba dag dag abaayo

  • @user-qm3ve1rx2i
    @user-qm3ve1rx2i 45 хвилин тому

    Ayaney wanku farxay solabashadada iyo wajigaga qurxoon ale haku xafide adiga iyo wiilkga ibraahimna ale dib ha idiin kulansiiyo insh alh wanan dareemi kara wx yaaba aadk gaabsatay wayo amba hooyo ayan ahay hooyo walbana wxey jeceshahy in ilmeheda mustaqbalkoda wxa dhawacaya ay isk dayso guul abayo

  • @hodanaye-rn3fw
    @hodanaye-rn3fw 47 хвилин тому

    Xbbti walaahi go’aan aad uficnbaad qaadatay illaahayna hakugu guuleeyo awlaadaada ilaahay ibraahim qurux hakuu soo celiyo ilahayna awlaada baari hanooga dhigo

  • @IfraaxMohamudOzmanIfraax-sz3mi
    @IfraaxMohamudOzmanIfraax-sz3mi 47 хвилин тому

    Alx allhi nabd nogukaa soceliyo aabe xirsi nagu salan

  • @anabellarobleh1077
    @anabellarobleh1077 51 хвилина тому

    Waxa jirta gabadh walashay ah oo wil dhashay isago 4 sano ah ay kala tageen ninki qabay balse hoyo ad uu caqli badan aya na dhashay aun malinki ay kala tagayen intay racday ayey ku tidhi ninki wilka yar anad igu ogtahay oo korinayo maxa yelay gabadhaydu bari ka malin way iska gursan donta wayo waxay ogayd inu ka qadan karo marku dhahay wayahay faraha yaey ka dhigtay si usan u qadan hadhow dhowr sano aya ka so waraygay walachay way gursatay marku ninki maqlay gurki walashay wuxu isku dayey inu kuu doodo si uu wilkisa u qaato balse marki dawlada la isla tagay waxa la hor dhigay farihi ka yalay sidasu bananka uga maray manta waa 23jir wilki yara abihi way Is xidhidhiyan hoyadayna mudo 1 sano ayey motan tahay aun anigo habaryartisa ayu ila nolyahay hoyadisna qurbaha ayey jirta oo way ka war haysa wilkeda mashallah

  • @IsraTajudiin
    @IsraTajudiin 53 хвилини тому

    Allha.ku.xafido.aayaneey

  • @user-zv4cm2xc2y
    @user-zv4cm2xc2y Годину тому

    Ayyyy mama ayan ilhy noka so celiya mahadleh waku jecelnahy mama 💖💖💖💖🙏🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭

  • @user-th4iy4uj4q
    @user-th4iy4uj4q Годину тому

    Mashallah tabaarakalaah Ayaan abaayo go aan ficanaa qaadatay hora Loo yiri ninki qabri faagta Lafa iyo uus uu utagaa cadowgaaga quruxdaada iyo farxadaada kudil ❤❤🎉

  • @SalmaCarab
    @SalmaCarab Годину тому

    Abyo Aallaha kuso sahlo

  • @user-op2js7bv8p
    @user-op2js7bv8p Годину тому

    Inashallh waad helysa 😢

  • @f.o847
    @f.o847 Годину тому

    Allaha kuu soo sakhiro idinkoo nabada

  • @NadroNasiib-sb5dz
    @NadroNasiib-sb5dz Годину тому

    illhy ibraahin yare isgo nabad qaba dib hanidin kulmiyo 🤲🤲🤲😭

  • @NadroNasiib-sb5dz
    @NadroNasiib-sb5dz Годину тому

    Ayaaney ama farxad la oy ama murug la oy aniga marka oydo tii ka daba oyda ahay 😭😭

  • @user-qz1gz2vr5q
    @user-qz1gz2vr5q Годину тому

    Alle haku sahlo wllo qaali❤❤❤

  • @Hana38910
    @Hana38910 Годину тому

    Alxm nolashaydii ilahyba kusocoliyy wa aamini la.ahy❤🎉😊

  • @ubaxwoowismaaciil7999
    @ubaxwoowismaaciil7999 Годину тому

    Guuleyso xbbti mar walba ❤

  • @bushrasheikhahmed7763
    @bushrasheikhahmed7763 Годину тому

    Ayaan had willkagi maheshay abayo

  • @user-be6hk4wd2d
    @user-be6hk4wd2d Годину тому

    Abaayo ayaan ale ayaan kaga baryayaa in ale kutuso wiilkaga ale hakuso sahlo

  • @hodancaadil2186
    @hodancaadil2186 Годину тому

    Aaamiin abayo

  • @ifraahmahamed4331
    @ifraahmahamed4331 Годину тому

    Ilahay haku sahlo ibraahin🤲🤲

  • @Xaliimomaxamed114
    @Xaliimomaxamed114 Годину тому

    Masha allah ayaan aadbaad ugumahadsantahy sidaa uga xishootay ilmahaag iyo qaraabadodaa waana mudan inay kugu daydaan dumarka cayda uquura dadka xilku kadhexeeya kolayba waxba kama faaiideen aanka ahayn ceeb iyo kalsoonixumo bulsaha kuugasha iyo qoyskaaga marka afdaboolan waa dahab sidaas kuwad hadal mcn iyo quruxdaa baaba hiil kuugu gilan horay usoco ina adadeer somaliyed

  • @samiiraabdirahman7067
    @samiiraabdirahman7067 Годину тому

    Hoyo adag batahy ilahy haku sahlo abyo

  • @Zeytunosman-hu1mq
    @Zeytunosman-hu1mq Годину тому

    M.aa ayn gbr adag o aqli bdn txy allx kubarakeyo ❤

  • @user-be6hk4wd2d
    @user-be6hk4wd2d Годину тому

    Ayaan wankusalamay abaayo wlhi waan kufarxay sonaqo shadada wanba ku dherarayeye ale haku guuleyo abayo

  • @Xaliimomaxamed114
    @Xaliimomaxamed114 Годину тому

    Rajadeena allah aan kasugayno mayara

  • @Xaliimomaxamed114
    @Xaliimomaxamed114 Годину тому

    Sidaad khalid uheshay baad uhelaysaa

  • @user-dl5dy3cj2p
    @user-dl5dy3cj2p Годину тому

    Ayaantan jeclaa

  • @user-rd7rr6gb8q
    @user-rd7rr6gb8q Годину тому

    Abayo inshaallah Ibrahim wad heleysa Allah Ayan kuso barya

  • @AsmaFiican
    @AsmaFiican Годину тому

    Walahi jiririca iga kacday😢helitaanka qalid balse marqaati ka ahay intan halkan kala socday hoyo walbo talo kuso weydiisay ina kula taliso ilmahada ha diyicin dadka ka dhahayo ada tuurtay alla kala xisaabtamayo waxe ogeyn ku dambaabayaan walahi wan ooyey ibraaahim allaha u sahlo😢😢😢

  • @SacdiyoCcasiis
    @SacdiyoCcasiis 2 години тому

    Walhi ayaney waan oo yay tuntii markad aad tiri riyaan kugu arkay uu kuyiri wiilka yarkaa mash Allah ilhy ibraahina hakuu sahlo xppti

  • @munaabdinasir1776
    @munaabdinasir1776 2 години тому

    Abaayo mcn wn kudaremi karaa waxa Walbo ee allha haku salho ibrahiimne ❤❤❤ hooyo kale looma hilayo aniga hooyadiiha ❤🎉

  • @Xaliimomaxamed114
    @Xaliimomaxamed114 2 години тому

    Ayaaney wll jasaakalaah qof xil haya iyo umuliso say wax u ogyihiin wax umasheegaan marka ilkaha hadii laqod qodo qurun baa kayimaada muhiimadu waa inaad ilmahaaga heshid adiguna aad qurux badan tahay

  • @maryamaali2561
    @maryamaali2561 2 години тому

    Ayaney abaayo welcome back wiliba ado faraxsan mida kle gobanimada aad qadatay wax lasisto laheen abaayo hada willkaga kuso labtay intuu jogaa hooyo maku heyso mise abahood ucelisay